Habraaca Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka oo lasoo saaray (Akhriso)

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray habraaca doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo shuruudaha laga doonayo musharaxiinta u tartameysa kuraasta aqalka sare. Qoraalka ay soo saareen guddiga hirgalinta doorashooyinka ayaa lagu soo bandhigay shuruudaha laga doonayo xubnaha aqalka sare ay kamid yihiin, in uu yahay muwaadin Soomaaliyeed, in Dhimirkiisu dhan yahay … Continue reading Habraaca Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka oo lasoo saaray (Akhriso)